Free Web Hosting Provider - Web Hosting - E-commerce - High Speed Internet - Free Web Page
Search the Web

AQRISTE MATAQAANAA ERAYGA JECEYL MICNIHIISA MEEQA JEER AYAAD ISTICMAASHAY ERAYGAN JECEYL HADABA KA FAA IDEESO OO KU XIRNOW BEEJKAN KANA OGAW XUG BADAN KUNA SAABSAN AFKA SOMALIGA IYO SHEEKOYIN AAD KA HELI DOONTO

NEWS  KEYSE  MY PICTURES SUGAAN  CIYAARAHA qarandoon faalooyin sheekoyin jeceyl qiso hore ALBUNKEYGA sheeko  DOOKHA WAA CAAJIB GUURKUNA WAA QALI micnaha jeceyl Contact GERAARO Qurba joog heeso qoraal ah HEESO ganacsiga Contact BOOGA RAXADA GUURKA qaranimadii iyo dhibki laga somaray hogamiye koxeed fanka iyo sugaanta abwaan qisada qeys iyo leylo qiso dhab ah 2 xeebta xamar SHEEKO SXBKEY QURAAN KAREEM TARIIQADA SOMALIA TARIQDA NABIYADA TUKASHADA SALAADA TARIIQDA QADDAFI TARIIQADA MADAXWEYNAHA SOMALIA MAXAMED SIYAAD BARE QADKA IYO DHIBATOYINKISA siyaasad muqalas MAHMAAHYO shaqo la anta Somalia TARIIKHDA S.Y.L maahmahyo muqalka dadka iyo dalka somaliya rajada nabada hormarka dowlada ayka gaartay nabada yar dumarka astaabteyda Photo 2

WAMAXAY ERAYGA JECEYL ???

The meaning of Love.
(Macanaha jacaylka)
Jacaylku waa shay qaali ah kaas oo ku lamaansan jiritaanka Nolosheena, jacaylku anagaa u baahan asaga Nooma Baahna Jacaylka erayga la dhoho asal ahaan Ahaan bal aan fiirino erayada uu ka soo jeedo iyo saamaynta uu ku leeyahay nolosha aadamiga iyo waxa laga soo gaabiyay

L lack of pleasure
O ocean of sad
V vellay of deeth
E end the live

Hadaba erayadaas waxaa laga soo gaabiyay kalmada inglish ka ah oo Micneheedu yahya jacayl lagana soo gaabiyay erayadaas oo Micnohoodu yahay farax la,aan, bada murugada, Dooxada Quruntay, Dhamaadka nolosha isla markaana waad dareemi kartaa Saamaynta uu ku leeyahay nolosha bilaw - aadanka hadaba kalmada love oo micneheedu yahay jacayl aan fiirino Dhanka Soomaliga waxay la mid tahay iyo waxa laga soo gaabiyay kalmada jacayl

J jawhar
A amakaag
C calaacal
E enfariir
Y yaab
L luul

Hadaba akhriste waad aragtaa qiimaha uu leeyahay jacaylku marba Haduu yahay jawhar marna waad aragtaa dhibaatooyinkiisa marba Haduu yahay amakaag, calaacal. yaab, iyo luul akhrista hada ka Hor ayaa la is weydiiyay waxa uu yahay jacayl waxaana ka Jawaabay fanaan oo yiri WAA MAXAY JACAYL??? waa macaan Ama waa qaraar hadba waa siduu kuu soo maree marka jacaylha Waa run hadba waa siduu kuu soo maro qofka mar waxaa laga Yaabaa In laga waraabinayo labo dhan taas macnaheedu waxaa Weeye Labada qofba ay wada dareemaan jacaylka markaas waa Macaan marka uu qaraarka noqonayana waxaa weeye marka laga Waraabinayo hal dhinac ha ahaado dhanka ninka ama haweenta


Jacaylka waxa uu leeyahay Aabe, Hooyo, Walal, Dad uu jecelyahya, Dad uu necebyahay, Waxyaabo ay wada socdaan, Meel uu Kayimaado, Meel uu dago,Waxyaabo uu Jecelyahay, Waxyaabo uu Necebyahay, bal hadaba aan eegno Waxyaabahaan soo sheegnay Sida ay suura gal u yihiin

 

 

Aabihiis -Nasiib
Hooyadiis -calaf
Walaalihiis -dadaal
Dad uu jecelyahay - Ruuxa daacada ah
Dad uu necebyahay - ruuxa aan daacada ahayn
Waxyaabo ay wada socdaan -dookha
Meel uu kayimaado - Dareen uu qofku wax dareemo
Meel uu dago - qalbiga
Waxay wada socdaan -- Dookha

Hadaba jacaylaka haduu yahay saas miyuusan la mid ahayn ruuxa Insaankaa oo kale? Jawaabtu waa haah waayo intaasba bilaw Aadanka waa leeyahay!!!

Jacaylku waligiis waa jiray waxaana nahay mataano waxaana ku Kulanaa nolosha, jacaylkU asagaa Nooma baahna ee anagaa Ubaahan, Jacaylka waa wax soo jireen ah ilaa iyo abuurkii xaawo Iyo aadan, Jacaylka kamaan maarano asagana Nagama maarmo

Jacaylka waa cudur dawadiisuna waa qofka aad jeclaatay oo kugu garab istaaga beerana geed laga waraabiyo labada Dhan

waxaa jira dad fara badan oo u dhintay jacayla dadkaas oo ahaa qoomiyado kala gadisan waayo jacaylku mayaqaan da,waqti, madaw iyo cadaan.jinsi midna (waa lax dhukan abaar moog)

dadkaas waxaa kamid ahaa

Laylo
Qays
Cilmi
Hodan
Juuliya
romi
Grendiano

Iyo waliba dad kaloo aad u fara badan oo aanaan halkaan ku soo koobi karin hadaba mucaashqiintaas geeriyootay waxaa hadaladoodii ka mid ahaa JUULI - ( do you keep aware that i abamdone eating, sleeping, relaxing, for sake of your Adore)

ROOMI - ( my love for you has grown deeper and deeper) (my love for you is like ashadow wich never leaves it,s owner

CILMI -Aniguba qadraan soo arkiyo qaararkii hodane in aan eebahay idin qaribin qariya laabtiina anigoon xabaal la igu hamsiin waanan ka harayne haday hawl yaraan idin latahay aniga waa hooge

maqaalkaan kumaan soo koobi karo hadaladoodii ugu danbeeyay kuwaas oo aad ka turjuman karto saamaynta uu ku reebay jacaylku

Farqiga U Dhaxeeya Mucaashiqiintii Danbe Iyo Kuwa Hada Jooga

Dadka jacaylkii waxa ay ka fahmeen qalad waxaana loo turjuntay si aan macquul ahayn kana mamnuucan xaquuqda jacaylka waayo dadka haatan jooga waxay u isticmaalaan jacaylka hab qaldan sida qurux,lacag.qabyaalad,dano gaar ah ilaa dadkii aamineen jacaylku inuu yahay dan gaar ah oo uu yahay Dhalanteed kuwaasna waa Cadawga jacaylka jacaylku waa dahab aan la gadan karin taas waxaa kuu cadaynaysa Nacayb waa la iibsan karaa lakiin jacayl lama iibsan karo

Jcaylka waxa uu leeyahay astaamo lagu garto waxaana ka mid ah

Dhidid
Cuqdad
fakar xad dhaaf ah
Boholyaw
Mashquul fara badan
Qofka oo dhibsada hadalka
U hamuun qabid araga qofkaad jeclayd
Tarsaas magaca qofkaad jeclayd
Cunada oo kaa xiranta

Danaynta qof kaaga warama arimaha jacaylka ama xaaladaad ku sugantahay iyo in aad jeclaato buugta iwm ka sheekaysa qisooyinka jacaylka

Riyo iyo qaraw

aniga gaar ahaan jacaylka maan aaminsanayn balse markuu igu dhacay ayaan waxaan ogaaday in uu jiro fadlan hadaadan jacayl waxba ka aqoon ha dhihin ma jiro iyo looma dhinto hadalkayga aan ku soo afmeerayo maqaalkaan aadka u xiisaha badan waxaa weeye

Red is red-red is blood -blood is heart -heart is love -love is life

casanku waa casaan ,casaanku waa dhiig dhiigu waa wadne wadnuhu waa jacayl -jacaylku waa nolol sxb si wanagsan u mari isha waayo waxad tahay daka

WAX BADAN OO KU JIRA AFSOMALIGA OO LASO GABSHAY IYO SARBEEBO AYAA JIRA ODAN GARAN KARIN MICNAHOODA

*254712141228 NAIROBI KENYA KEYSE ABSHIR CIISE WARIYE MADAX BANAAN